Warbixin ku saabsan wax soo saarka farsadamada gacanta ee dhalliyarada Beledweyne

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa dhalinyaro baratay xirfadaha farsamada gacanta waxay ka fureen xarun lagu sameeyo qalabka jiifka, fadhiyada guryaha iyo xafiisyada, waxayna dhinaca kale si bilaash ah xirfadan ugu baraan dhalinyarada danyarta ah.

Warbixintaan waxaa Baladweyne kasoo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan wax soo saarka farsadamada gacanta ee dhalliyarada Beledweyne