Soomaaliya Puntland oo doorashooyin ku qabaneysa saddex degmo Luuliyo 06, 2021 Puntland GAROWE — Guddiga doorashada ku-meel gaarka ah ee Puntland ayaa shaaciyay in 25-ka bisha October ay doorashada golayaasha deeeganka ka dhacayso saddex degmo oo Puntland ah. Warbixintan waxaa magaalada Garowe kasoo diray wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb. Your browser doesn’t support HTML5 Puntland oo doorashooyin ku qabaneysa saddex degmo