Somaliland oo la wareegeysa duur-joogta goonida loo leeyahay

Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Somaliland ayaa sheegtay inay la wareegayso xayawaanka duur-joogta ah ee ay dadku ku heystaan Hoteelada iyo guryaha.

Warkan waxaa Hargaysa ka soo diray wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo la wareegeysa duur-joogta goonida loo leeyahay