Hargeysa: Caruur ku geeriyooday dab ka kacay gurigooda

Hargeysa

Laba caruur ah oo walaalo ah ayaa xalay ku geeriyooday, qaar kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray kadib markii uu dab ka kacay gurigii ay degenaayeen oo ku yaalla magaalada Hargeysa.

Wariyaha ee Hargeysa VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbxintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Hargeysa: Caruur ku geeriyooday dab ka kacay gurigooda