Jigjiga: Sanduuq Gargaar oo loo furay dadkii ay waxyeelladu ka soo gaartay TPLF
JIGJIGA —
Magaalada Jigjiga ee caasimadda dowladda deegaanka Soomaalida ayaa waxaa lagu daahfuray Sanduuq Gargaar oo lagu taageeri doono dad ay dhibaatooyin ka soo gaareen tacadiyo ka dhacay gobolkaass muddadii 30-ka sano aheyd ee ay TPLF ka talineysay Itoobiya.