Alshabaab oo dhibaato ku haya dadka degmooyin hoostaga Baraawe

Kooxda al-Shabaab ayaa dhibaato ku haysa shacabka ku nool tuulooyin hoos taga degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Dhibaatooyinkaasi ayaa waxaa ka mid ah dil iyo xarig.

Wariyaha VOA Muqtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso dhibaatada Alshabab