Jaamacado ku yaalla dalka Shiinaha ayaa waxaa toddobaadkan ka qalin-jebiyey arday Soomaaliyeed, oo ka mid ahaa kumanaan arday oo sanadkan jaamacadaha dhameeyey.
Ardaydan ayaa ka baxay kuliyado caafimaad, waxaana ka mid ah Dr. Shire Axmed oo bartay. Wariyaha VOA ee qaaradda Australia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayuu Dr. Shire u warramay.
Your browser doesn’t support HTML5
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin-jebisay Shiinaha