Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galaya ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo ay noqonaysa markii ugu horeysay mudo 30 ah oo ay Somaliland yeelato Hay’adda Caymiska ka shaqeysa.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Shirweyne ku saabsan caymiska oo ka furmay Hargeysa