Puntland oo shaacisay xogta cod bixiyeyaal is-diiwaan geliyey

Baarlamanka Puntland

Guddiga ku-meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland oo ku howlanaa dhowaanahan diiwaan-gelinta cod-bixiyaal ayaa xalay magaalada Garoowe ku soo bandhigay xogta hordhaca ee cod bixiyeyaasha is diiwaan-geliyey.

Diiwaan-gelintan ayaa laga sameeyey sadddex degmo oo si tijaabo ah loo asteeyay inay ka dhacaan doorashooyinka degaanka.

Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo shaacisay xogta cod bixiyeyaal is-diiwaan geliyey