Waa sidee xaaladda magaalada Wisil kaddib dagaalkii shalay?

Mgaalada Wisil oo isku xirta magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo oo shaley dagaal cusub uu ka dhacay ayaa maanta degan, waxaana dagaalkaas ku geeriyooday ugu yaraan 30 qof, halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen.

Dadkii ku dhaawacmay dagaalkan ayaa la geeyay magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo.

Warbixin ku saabsan xaaladii ugu dambeysay ee magaalada Wisil waxaa inoo soo diray wariyaheenna Abdiwahid Macalin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa sidee xaaladda magaalada Wisil dagaalkii shalay kaddib?