Muxuu Faysal Rooble ka yiri hannaanka doorashada Soomaaliya?

Faysal Rooble

Qaar ka mid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ayaa rajo wanaagsan ka muujinayo in lasoo afjaro khilaafka hareeyey arrimaha doorashada Soomaaliya, iyadoo dhinaca kale u arka in Ra'isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble aanu qabsan wakhti ku filan ee uu ku hirgaliyo doorashada.

Faysal Cabdi Rooble oo ah falanqeeye arrimaha siyaasadda geeska Africa ayaa arrimaha doorashada Soomaaliya uga wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu Faysal Rooble ka yiri hannaanka doorashada Soomaaliya?