Soomaaliya oo gabadhii ugu horreysay u direysa ciyaaraha Olombikada Japan

Munira Warsame (Bidixda) oo Ingiriiska ku dhalatay ayaa Soomaaliya ku matali doonta ciyaarta Taekwondo.

Soomaaliya ayaa ciyaaraha Olombikada ee Japan u diraysa gabadhii ugu horreysay ee ka qeybgali doonto ciyaaraha fudud, gaar ahaan ciyaarta loo yaqaan Teakwondo.

Munira Warsame oo Ingiriiska ku dhalatay ayaa Soomaaliya ku matali doonta ciyaarta Teakwondo.

Mohammed Kahiye ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho, waxa inoo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.​

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya oo ciyaaraha Olombikada Japan u direysa gabadhii ugu horreysay