HARGEISA —
Somaliland waxa lagu qabanayaa shir lagu lafo gurayo horumarinta beeraha, kaas oo nuxurkiisu yahay maalgalinta beeraha sida uu sheegay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha Rooble Cabdi Muuse.
Wariyaha VOA ee magaalada Hargeysa Khadar Maxamed Cakulle ayaa ka wareystay shirkan iyo qorshayaasha horumarinta beeraha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Somaliland Rooble Cabdi Muuse.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Qorshaha horumarinta ganacsiga beeraha Soomaliland