Barnaamijka Galka Baarista, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay guryaha ku gabta korontada ee magaalada Muqdisho iyo cidda mas’uulka ka ah, ayada oo shacabka iyo shirkadaha bixiya adeegga korontada ay ku kala aragti duwan yihiin arrintan.
Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista: Yaa leh mas'uuliyadda guryaha ku gubta korontada ee Muqdisho?