Kalluumeysatada oo soo dhaweeyay heshiiskii gacansiga Soomaaliya iyo Itoobiya
Heshiiska Soomaaliya iyo Kenya
MOGADISHU —
Iskaashatada kalluumeysatada gobolka Banaadir ee Dan-kulmis ayaa soo dhaweeyey heshiiskii ku saabsanaa in kaluunka Soomaaliya loo iib geeyo dalka Itoobiya, iyagoo dhanka kalana soo hadal qaaday in bada lagu la'yahay doomo kaluumeysi iyo raggii la socday kuwaasoo ka ambabaxay xeebaha Muqdisho.