Sh/Hoose: Al-Shabaab oo lagu arkay deegaan ay ka baxeen Amisom

Shabaab

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Al-Shabaab lagu arkay degaanka Marin Gubaay kadib markii ciidamada AMISOM ay ka guureen saldhiggooda maalintii shalay.

Guddoomiyaha Gobolkaasi Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa u sheegay VOA inay ahayd in ciidamada dawladda Soomaaliya ay beddelaan kuwa AMISOM, taasina aysan dhicin.

Haaruun Macruuf ayuu ugu warramay khadka telefoonka.

Your browser doesn’t support HTML5

Sh/Hoose: Al-Shabaab oo lagu arkay deegaan ay ka baxeen Amisom