Soomaaliya iyo Ethiopia oo heshiis ganacsi kala saxiixday

Heshiiska Soomaaliya iyo Kenya

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta si rasmi ah gudaha Muqdisho ugu kala saxiixday heshiis ganacsi kaasoo ku qotoma kor u qaadista xiriirka ganacsi ee labada dal.

Warbixin ku saabsan arrintaas waxaa Muqdisho ka soo diray weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya iyo Ethiopia oo heshiis ganacsi kala saxiixday