Laascaanood oo yeelatay duq magaalo oo cusub

Doorashada duqa magaalada Laascaanood

Magaalada Laascaanood ee Somaliland ayaa maanta yeelatay duq cusub oo magaalo, waxaana duqa magaaladaas lo doortay Cabdiraxiin Cali Qase oo ka soo baxay Xisbiga Wadani.

Sidoo kale ku-xigeenka duqa magaalada ayaa loo doortay Axmed Maxamed Cumar (Kowte) oo ka socday Xisbiga UCID, oo isbaheysi siyaasadeed la sameystay xisbiga Waddani.

Warbixintan waxaa halkaas nooga soo diray weriyaha VOA Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Laascaanood oo yeelatay duq magaalo oo cusub