Imtixaanka shahaadiga ah oo ka bilowday Somaliland

Somaliland

Waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday Somaliland imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo dhexe. Imtixaanka oo ka dhacay dhammaan gobollada Somaliland ayaa waxaa u fadhiistay arday ay tiradoodu kor u dhaafeyso 32,000.

Warkan waxaa magaalada Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo uu ka bilowday imtixaanka shahaadiga ah