Al-shabaab oo weeraray saldhig ciidan oo ku yaalla Sh. Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in al-Shabab ay ku qaadeen weerar qarax loo adeegsaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda oo ku yaala deegaanka Biya Cadde.

Faahfaahinta waxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Xassan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Sh. Dhexe