Xaaladda Bani'aadaminimo ee magaaalada Xuddur

Bakool region, Somalia

Xili ay ka sii dareeyso xaaladda aadminimo, baahi daranna ay ka jirto magaalada Xuddur xarunta gobolka Bakool ayaa Wasiirka gGaadiidka iyo Mareeynta Musiibooyinka ee maamulka Koonfur Galbeed, Naasir Cabdi Caruush iyo saraakiil ka socotay hay’adaha samafalka ay booqdeen magaalada Xuddur.

Mukhtar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan nooga soo diray Baydhabo.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso xaaladda bani'aadaminimo ee Xuddur