Duqa cusub ee magaalada Hargeysa oo la doortay

Cabdikariin Axmed Mooge

Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka magaalada Hargeysa ayaa maanta duqa magaalada u doortay Cabdikariim Axmed Mooge iyadoo ay ku xigeenkiisa u doortay Khadar Axmed Cumar.

Labadan mas’uul ayaa kasoo kala baxay xisbiyada mucaaradka ah ee Waddani yo Ucid oo heshiis isbaheysi gaaray kadib doorashooyinkii dhowaan ka dhacay Somaliland.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Duqa cusub ee magaalada Hargeysa oo la doortay