Kulan ammaanka lagaga hadlayo oo Kismaayo ka dhacay

Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay sidii ay u wada shaqeen lahaayeen ciidamada amaanka iyo qeybaha bulshada Magaalada Kismaayo kaasoo ay ka qeebgaleen masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland iyo bulshada rayidka si loo xaqiijiyo amaanka.

Faafaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso amniga Kismaayo