Bandhigga VOA: Xiriirka Booliska Mareykanka iyo dadka madow

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay Xidhiidhka u dhexeeya Booliska Maraykanka iyo dadka madowga ah, iyada oo dhawaan la xusay sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay dilkii George Floyd. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Xiriirka Booliska Mareykanka iyo dadka madow