Dagaal culus oo ka dhacay xerada ciidamada Daynuunay
Ciidamada
BAYDHABA —
Dagaal qaraar oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay xerada Daynuunaay ee duleedka magaalada Baydhaba.
Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu sababay khasaare xooggan oo kala gaaray labada dinac, waxaana hadda degan xaaladda ayada oo ciidamada dowladda ay gacant ku hayaan xerada.
Faahfaahinta warkan waxaa magaalada Baydhabo ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Dagaal culus oo ka dhacay xerada ciidamada ee Daynuunay