Ganacsiga dhar-dhaqista oo fursado shaqo u abuuray dhallinyarada Laascaanood

Qaar ka tirsan dhallinyarada ku nool Laascaanood ayaa magaaladaasi ka hirgaliyay goobo dharka lagu dhaqo, iyagoo isticmalaya mashiinnada dharka dhaqa oo aan hore uga jirin deegaankaas, waxaana arrintan fursado shaqo u abuurtay dhallinyaro badan.

Warbixintan waxa magaalada Laascaanood inooga soo diray wariyaha VOA-da C/kariin Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsiga dhar-dhaqista oo fursado shaqo u abuuray dhallinyarada Laascaanood