Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Coronavirus ee Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda COVID-19 ee Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Cabdiraxiim Cumar Amiin, oo ah agaasime ku-xigeenka isbitalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Isbitalka Martiini waa kan kaliya ee lagu hayo bukaanada COVID-19 ee Muqdisho.

Waxaa barnaamijka daadihinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Coronavirus ee Soomaaliya