Warbixin ku saabsan Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay meel ku dhow isgoyska Ex-control Afgooye, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Wariyaha VOAda Cabduqlaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan Muqdisho ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Faah-faahin ku saabsan qarax ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay