Wareysi: Goormee lagu dhawaaqayaa natiijada doorashada Somaliland?

Riyo Raac

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamud Riyo Raac ayaa sheegay in muddo 24 saac gudahood ah ay ku dhawaaqi doontaan natiijada doorashada ee degamada Hargeisa.

Wariyaha VOA ee magaalada Hargeysa Khadar Maxamed Cakulle ayaa guddoomiye Riyo Raac la yeeshay wareysigan gaarka ah.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Goormee lagu dhawaaqayaa natiijada doorashada Somaliland?