Natiijooyin cusub oo ka soo baxaya codbixintii Somaliland

Somaliland weli waxaa soo baxaya natiijada doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo golayaasha deegaanka ee ay dadku u dareereen 31kii bishii tagtay ee May.

Warbixin aan ku falanqeyneyno doorashada waxaa magaalada Hargeisa ka soo diray wariyaha VOAda Khadar Maxamed Cakulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso tirinta codadka doorashada Somaliland