Dagaallo u dhexeeya ciidanka dawladda Somalia iyo al-Shabab oo ka dhacay Sh. Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaalo ay ka dhaceen deegaano kale duwan oo gobolka kuwaas oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda somaliya iyo kuwa maleeshiyada ururka al-Shabab.

Saraakiisha dowladda ayaa sheegtay in dagaalkaasi ay ku dileen tiro ka tirsan maleeshiyada al-shabab.

Wariyaha VOAda Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso dagaalka Shabeelaha Dhexe