Nalal cadceedda ku shaqeeya oo Jamaame laga hirgaliyey

Dadka deegaanka Baarsanguuni ee katirsan dagmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose ayaa soo dhaweeyay leerarka cadceeda ku shaqeeya oo laga hergaliyay deegaankaasi xili dadka deegaanadaasi ay ay ka cabanayaan fatahaado soo laalaabtay oo saameen ku yeeshay beerahooda. Faafaahinta warkaas waxaa kismaayo kasoo diray wariyaha VOA ee magaalada kismaayo Adan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Tamarta Cadceedda ee J Hoose