Xubno ka tirsan guddiga tirinta codadka doorashada Awdal oo shaqada laga joojiyay

Somaliland

Waxaa Somaliland ka socota tirintii codadka doorashadii dhacday 31-ka bishii May, waxaana wararka ka imaanaya degmada Saylac ee gobolka Awday ay sheegayaan in xubin ka tirsan guddiga doorashada uu sheegay in isaga iyo xuno kale laga saaray goobtii lagu tirinayey codadka degmadaas.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa magaalada Boorama ka soo diray wariyaha VOA-da Haashi Sheekh Cumar Good.

Your browser doesn’t support HTML5

Xubno ka tirsan guddiga tirinta codadka doorashada Awdal oo shaqada laga joojiyay