Wareysi: Wakiilka Somaliland ee Mareykanka oo ka hadlay doorashadii shalay

Warbaahinta Maraykanka iyo dadka ka faallooda arrimaha siyaasadda Bariga Africa ayaa soo dhaweeyay doorashooyinkii shalay ka dhacay Somaliland ee golaha deegaanka iyo wakiillada.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Washington Xuseen Barre ayaa arrintan ka waraystay wakiilka Somaliland u jooga dalkan Maraykanka Bashiir Good.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Wakiilka Somaliland ee Mareykanka oo ka hadlay doorashadii shalay