Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay codbixintii maanta

Doorashada Somaliland

Guddoomiyaha gudidda doorashada Somaliland Cabdirashid Maxamud Riyo-raac ayaa waraysi uu siiyey VOA kaga hadlay sida ay guud ahaan doorashadu uga billaabatay ugana socoto Somailand.

In ka badan 1 milyan oo qof ayaa is diiwanageliyey si ay uga qaybqaataan codbixintan. Guddiga doorashaduna waxay sheegeen inay jiraan in ka badan 2,700 goobood oo laga codaynayey.

Guddoomiye Cabdirashiid ayaa waxa uu magaalada Hargaysa ugu warramay wariyahayaga Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay codbixintii maanta