Ra'iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddi cusub

Maxamed Xuseen Rooble

Maxamed Xuseen Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa maanta magacaabay guddi heer wasiiro ah oo baaritaano ku samaynaya casbahada laga qabay xubno ka mid ah guddiga doorashada Somaaliya ee heer federal ah.

Magacaabista uu sameeyey Rooble ayaa qeyb ka aheyd heshiiskii toddobaadkii hore la gaaray ee doorashooyinka.

Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahan ka wareysatey Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ah Afhayeenka Xukuumadda Somaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Ra'iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddi cusub