Wicitaanka: Soomaaliya doorasho ma looga qaban karaa 60 maalmood?

Wicitaanka Dhageystaha

Heshiiskii doorashooyinka Soomaaliya laga gaaray ayaa lagu sheegay in dalka doorasho looga qabanayo muddo 60 maalmood gudahood ah. Haddaba 60-maalmood gudahood ma ku dhici kartaa doorasho?

Waxaan arrintaas ku eegeynaa barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxaana marti ku ah Dr. Aweys Cabdullahi Cali, oo shahaadada PhD ku haysta Siyaasadda iyo Dhaqaalaha, Islamarkaana ah cilmi-baare ka tirsan Hay’adda Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda.

Waxaa barnaamijka daadihinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Soomaaliya doorasho ma looga qaban karaa 60 maalmood?