Wareysi: Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay doorashooyinka
Muuse Biixi
HARGEYSA —
Cod-bixiyayaasha Somaliland ayaa u dareeraya goobaha codbixinta saacadaha soo socda, waxaana is diiwaan-geliyey dad ka badan 1 milyan oo qof, sida ku qoran bogga Internetka ee guddiga doorashada.
Dadka ayaa soo dooranaya xubnaha baarlamaanka iyo golayaasha degaanka, oo doorashooyinkooda dib loo dhigayey sanado badan.