Baydhabo: Qarax dilay ugu yaraan saddex qof

Baydhaba

Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax ka dhacay meel suuq ah ay ku dhinteen ilaa saddex qof, siddeed kalena ay ku dhaawacmeen.

Wariyaha VOAda ee gobolka Bay Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso qaraxa Baydhabo