Ololaha doorashooyinka Somaliland oo ka socda Awdal
BORAMA —
Gobollada Somaliland waxaa ka socda ololaha doorashooyinka baarlamanka iyo kuwa golaha deegaanka, kuwaas oo kuraasta qaar ay u tartamayaan musharraxiin dumar ah.
Wariyaha VOA-da ee magaalada Borama Hashim Sheekh Cumar Good ayaa la kulmay qaar ka mid ah musharraxiinta haweenka ah ee degmooyinka gobolka Awdal, warbixintan ayuuna ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan ololaha doorashooyinka Somaliland ee gobolka Awdal