Shirkii amniga iyo horumarinta J/Hoose oo lasoo gaba-gabeeyey

Kismaayo

Kismaayo

Maamulka gobolka Jubada Hoose ayaa Kismaayo kusoo gaba-gabeeyay shir socday muddo shan cisho ah, kaas oo looga hadlayay hormarinta degmooyinka gobolka iyo sidii Al-Shabaab looga saari lahaa dagmooyinka ay gacanta ku hayaan ee ka tirsan gobolka Jubada Hoose.


Maxaa keenay in Kismaayo lagu qabto shir looga hadlayo hormarinta degmooyinkan xilli Alshabaab ay maamulayaan degmooyinka qaar?

Wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Aden Maxamed Salaad ayaa arrimahaas ka wareystay guddoomiyaha gobolka Jubada Hoose Cabdirashid Cabdullaahi Cali Gooni.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Shirkii amniga iyo horumarinta Jubada Hoose oo la soo gaba-gabeeyay