Wicitaanka Dhageystaha: Cabdi Maxamed Baafo

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay fatahaadaha Webiga Shabeelle ee dhibaatada ku haya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexxe, iyo sida lagu xalin karo. Waxaa marti ku ah wasiirkii hore ee beeraha Soomaaliya Cabdi Maxamed Baafo, haatanna ah agaasimaha xarunta horumarinta hoggaaminta ee Dhaxal-reeb Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Cabdi Maxamed Baafo