Ololaha doorashooyinka Somaliland oo si rasmi ah u furmay

Waxaa maanta si rasmi ah uga billaabmay gobollada Somaliland ololaha doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanada, taasi oo dhici doonta 31-ka bishan May.

Furitaanka ololaha doorashooyinka ayaa musharaxiinta u ogolaanaya inay qabtaan isu-imaatino ay codka ku weydiisanayaan dadka codeynaya ee iska diiwaan-geliyey codeynta doorashada.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Ololaha doorashooyinka Somaliland oo si rasmi ah u furmay