Barnaamijka Qoyska: Ma Jirtaa Sabab Looga Baqo in Caruurta 12-jirka ah La Siiyo Talaalka COVID-19?

Dhowaan ayay dowladda Maraykanka u oggolaatay in carruurta ay da’doodu tahay 12 jir iyo wixii ka weyn ay qaadan karaan talaalka COVID-19.

Waalidiinta qaar ee daggan dalka Maraykanka ayaa qaar ay u riyaaqeen talaabadan halka kuwo kalana ay shaki ka muujiyeen in ay carruurtooda siiyaan talaalka COVID-19.

Haddaba dhageyso Barnaamijka Qoyska oo ku saabsan kala aragti duwanaanshiyaha qoysaska Soomaalida ee talaalka COVID-19 ee dhowaan loo oggolaaday carrurta 12 jirka ah iyo wixii ka weyn iyo haddii ay jirto sabab looga baqo qaadashadiisa.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay idinla socodsiineysa Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud)

Your browser doesn’t support HTML5

Qoyska: Ma Jirtaa Sabab Looga Baqo in Carruurta 12-jirka ah La Siiiyo Talaalka COVID-19? Dhageyso Jawaabta