Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay wakiillada beesha caalamka, waxaana kulankaas oo muddo saacado ah qaatay looga hadlay qabsoomida doorashooyinka dadbadan ee dalka, doorka beesha caalamka iyo u diyaargaroowga shirka 20-ka May.
Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA-da Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa looga wada hadlay shirkii Rooble iyo wakiillada beesha caalamka?