Diyaar garowga shirka 20-ka May oo ka socda Muqdisho
Madaxda Soomaalida
MUQDISHO —
Magaalada Muqdisho waxaa labadii cisho ee lasoo dhaafay ay shirar uga socdeen guddiga diyaarinta shirka wada-tashiga qaran ee doorashada ee magaalada ka furmaya 20-ka May.