Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Goor-qoor ayaa ka qeybgalay aaska marxuum Sheekh Cali Dheere oo ahaa wadaad caan ka ahaa gobolka Mudug, kaas oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo.
Faah-faahinta warkan waxaa Gaalkacayo ka soo diray wariyaha VOA-da Cabdiwaaaxid Macallin Isaaq.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Qoor-qoor oo ka qeybgalay aaska Sheekh caan ahaa