Mugdisho: Sidee loogu diyaar-garoobay munaasabadda ciidda?

Soomaaliya ayaa maanta meelo badan looga dabbaal-deggayaa maalinta koowaad ee munaasadda Ciiddul-Fitriga, waxaana sanadkan ay ku soo aaday xilli uu wali jiro xanuunka Covid19 oo caalamka u yeelay hab dhaqan ka duwan sidii ay dadku markii hore u ciidi jireen.

Sidee ayaa magaalada Muqdisho looga diyar garoobey munaasabadda ciidda? Waxa warbixinta ku faah-fahinaya wariyaha VOA ee magaalada Muqdisho C/qaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Mogdisho: Sidee loogu diyaar-garoobay munaasabadda ciidda?