Carruurta qoysas danyar ah oo dhar ciid loogu qeybiyay Muqdisho

Muqdisho

Muqdisho

Koox dhallinyaro ah oo si iskood ah isu xilqaamay ayaa dharkii ay ku ciidi lahaayeen u iibiyay carruurta in ka badan 70 qoys oo danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdicaziz Barrow Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhallinyaro iskood isu xilqaamay oo dhar ciid u iibiyay carruurta danyarta