Sidee u dhacay qaraxii xalay lala beegsaday saldhigga degmada Waaberi?

Qarax uu gaystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa xalay ka dhacay saldhigga degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, waxaana dadkii ku qaraxaas lagu dilay ka mid ahaa taliyihii saldhigga Allaha u naxariistee gaashaanle Axmed Sheekh Cabdullaahi Baashane.

Sidoo kale waxaa qaraxan ku geeriyooday Gaashaanle Dhexe Cabdibaasid Maxamud Cageey iyo dad rayid ah, sida uu warbixintan ku eegayo wariyaha VOA ee magaalada Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Muqdisho